Waa maxay retail banking ? Retail Banking oo sidoo kale loo yaqaan Consumer Banking ama Personal Banking – waa nooca bangiyada ee diiradda saara adeegyada maalinlaha ah ee ay dadka caadiga ah u baahan yihiin. Ma aha adeeg loo fidiyo shirkado ama dowlado, balse waa mid qof kasta uu si gaar ah uga faa’iidaysan karo[1] […]
Warbixinta ADP: Tilmaame Muhiim u ah Dhaqaalaha Maraykanka ADP National Employment Report waa warbixin bille ah, taasoo cabbirta isbeddelka shaqooyinka gaarka loo leeyahay ee aan la xiriirin beeraha (nonfarm private employment) ee gudaha Maraykanka.[1] Automatic Data Processing (ADP) waa shirkad wayn oo Mareykanka laga leeyahay, kana mid ah kuwa ugu waaweyn ee bixiya adeegyada la […]
Waa Maxay Freelancer ? : Sanadkii 2019, in ka badan 57 milyan oo Maraykan ah ayaa ka shaqeynayay habka loo yaqaan freelancer – taasoo ah in qofku iskiis u shaqeysto. Haddii isbeddelkan uu sidaas ku socdo, waxaa la filayaa in mustaqbalka in ka badan kala bar dadka Maraykanka ah ay noqdaan freelancers. Tani waxay ku […]
Key Takeaways Waa Maxay Bangi Ganacsi? | Fahamka Commercial Bank iyo Doorkiisa Dhaqaale : waa hay’ad maaliyadeed oo bixisa adeegyo lacageed oo loogu talagalay dadka iyo shirkadaha. Bangiyadu waxay lacag ka sameeyaan iyagoo amaah siiya macaamiisha, kadibna waxay faa’iido u helaan dulsaarka (interest) lagu daro lacagta la amaahiyay[1] Amaahdaas waxaa ka mid ah: Lacagta ay […]
waa maxay KYC ? waa hab ay bangiyada iyo shirkadaha maaliyadeed ku ogaadaan qofka macmiilka ah, si ay u hubiyaan in qofkaasi yahay qofka saxda ah.1 Erayga KYC :waxa uu ka yimid luuqada english, wuxuuna ka dhigan yahay “Aqoonso Macmiilkaaga.” Tani waxay ka dhigan tahay in bangigu uu kaa codsado dokumentiyo (documents ) sida baasaboorka, […]