Waa Maxay ADP National Employment Report?

by
Waa-Maxay-ADP-National-Employment-Report

Warbixinta ADP: Tilmaame Muhiim u ah Dhaqaalaha Maraykanka ADP National Employment Report waa warbixin bille ah, taasoo cabbirta isbeddelka shaqooyinka gaarka loo leeyahay ee aan la xiriirin beeraha (nonfarm private employment) ee gudaha Maraykanka.[1] Automatic Data Processing (ADP) waa shirkad wayn oo Mareykanka laga leeyahay, kana mid ah kuwa ugu waaweyn ee bixiya adeegyada la […]

Waa Maxay Nonfarm Payroll ? 

by
Waa Maxay Nonfarm Payroll ? 

“Waa Maxay Nonfarm Payroll ?  waa mid ka mid ah cabbirada ugu muhiimsan ee lagu qiimeeyo xaaladda suuqa shaqada Maraykanka. Haddaba, maxay tahay Nonfarm Payrol , sidee buu u shaqeyaa, maxaase  kadhigay muhiimy? Nonfarm Payroll waa cabbir muujiya tirada shaqaalaha Maraykanka ee ka shaqeeya dhammaan meelaha aan ahayn:[1] Dadka iskood u shaqeysta sida kuwa leh […]

Waa Maxay Tusmada Qiimaha Soosaarayaasha (PPI)?

by
Waa Maxay Tusmada Qiimaha Soosaarayaasha (PPI)?

Waa Maxay Tusmada Qiimaha Soosaarayaasha (PPI)? waa cabbir tilmaamaya isbeddelka celceliska qiimaha ay helaan soosaarayaasha badeecoyinka iyo adeegyada ay bixiyaan. Waa tilmaame lagu cabbiro sicir bararka heerka jumladaha ah , PPI waxaa bil kasta soo saara hay’adda US Bureau of Labor Statistics (BLS) ee Maraykanka. Sidoo kale, waddan kasta wuxuu leeyahay hay’ad u qaabilsan ururinta […]

Waa Maxay SEC? Fahamka Guddiga Ilaalinta Maalgashadayaasha ee Maraykanka

by
Waa Maxay SEC? Fahamka Guddiga Ilaalinta Maalgashadayaasha ee Mareykanka

HORDHAC Waa Maxay SEC? Fahamka Guddiga Ilaalinta Maalgashadayaasha ee Mareykanka waa hay’ad federaal ah , una xilsaaran ilaalinta maalgashadayaasha iyo hufnaanta suuqyada saamiyada. Ujeedada ugu weyn ee SEC waa in la hubiyo in shirkaduhu si saxan oo cadaalad ah ula xiriiraan maalgashadayaasha, si suuqa saamiyadu unoqdo mid hufan. Guddigan ayaa sidoo kale fuliya shuruucda muhiimka […]

CPI: Waa Maxay Tusmada Qiimaha Macaamiisha

by
waa maxay cpi

Hordhac CPI: Waa Maxay Tusmada Qiimaha Macaamiisha Consumer Price Index waa cabbir lagu ogaado isbeddelka qiimaha badeecooyinka iyo adeegyada ay macaamiishu  iibsadaan bil kasta.(CPI) waxa isticmaala dowlad kasta hadaba an tusaale usoo qaadano dowlada maraykanka[1] Xafiiska Tirakoobka Shaqaalaha (BLS)  ee dalka maraykanka ayaa xisaabiya CPI-da iyagoo fiirinaya qiimaha badeecadaha  iyo adeegyada kala duwan sida : […]