Waa Maxay Suuqa Saamiyada Suuqa saamiyada waa meel lagu kala iibsado saamiyada shirkadaha waaweyn. Maalgeliyeyaashu (investors) waxay halkaas ka iibsadaan ama ku iibiyaan saamiyadooda. suuqyadas waxa kamid ah New York Stock Exchange (NYSE) iyo Nasdaq. Tusaale: Haddii shirkad wayn sida Apple ama Amazon ay raban in dadku ka iibsadaan saamiyadooda waxay iska diiwaangelinayaan hay’adda ugu […]
Waa Maxay Nasdaq? waa suuq elektaroonik ah oo caalami ah waxa lagu kala ibsadaa saamiyada shirkadaha. Magaca Nasdaq waxa laga soo gabiyay : National Association of Securities Dealers Automated Quotations. Waxaa la furay sanadkii 1971, wuxuuna noqday suuqii ugu horreeyay ee elektaroonik ah oo lagu kala iibsado saamiyada.[1] Taariikhda Nasdaq markii ugu horaysay Nasdaq waxa […]
Hordhac NYSE: Waa Maxay New York Stock Exchange? waa suuqa saamiyada kaas oo ku yaal magaalada New York, Maraykanka. Waa suuqa saamiyada ugu wayn aduunka marka loo eego qiimaha guud ee shirkadaha ku qoran.[1] Markii hore, New York Stock Exchange (NYSE) waxa uu ahaa urur gaar loo leeyahay, balse waxa uu noqoday shirkad dadweyne March […]
Waa Maxay Stock (saami)? oo sidoo kale loo yaqaan “equity,” waa dukumeenti muujinaya in qofku leeyahay qayb ka mid ah shirkad. Qaybaha saami(stocks) waxaa lagu magacaabaa “shares,” kuwaas oo u oggolaanaya qofka leh in uu helo faa’iido iyo hanti la mid ah inta uu saamiga shirkadda ka haysto. saamiyada badanaa waxa lagu kala iibsadaa suuqyada […]