Waa Maxay Nasdaq?

by
Waa Maxay Nasdaq?

Waa Maxay Nasdaq? waa suuq  elektaroonik ah oo caalami ah  waxa lagu kala ibsadaa saamiyada shirkadaha. Magaca Nasdaq waxa laga soo gabiyay : National Association of Securities Dealers Automated Quotations. Waxaa la furay sanadkii 1971, wuxuuna noqday suuqii ugu horreeyay ee elektaroonik ah oo  lagu kala iibsado saamiyada.[1] Taariikhda Nasdaq markii ugu horaysay Nasdaq waxa […]

NYSE: Waa Maxay New York Stock Exchange?

by
NYSE: Waa Maxay New York Stock Exchange?

Hordhac NYSE: Waa Maxay New York Stock Exchange? waa suuqa saamiyada  kaas  oo ku yaal magaalada New York, Maraykanka. Waa suuqa saamiyada ugu wayn aduunka marka loo eego qiimaha guud ee shirkadaha ku qoran.[1] Markii hore, New York Stock Exchange (NYSE) waxa uu ahaa urur gaar loo leeyahay, balse waxa uu noqoday shirkad dadweyne March […]

Waa maxay consensus mechanism?

by
Waa maxay consensus mechanism?

Waa maxay consensus mechanism? waa hab lagu hubiyo in dhammaan kombiyuutarrada ku xiran shabakadda blockchain-ka ay isku raacsan yihiin hal nuqul oo sax ah oo diiwaanka xawiladaha ah (ledger). Waxaa ugu muhiim san waa  in shabakadda oo dhan ay isku raacdo hal xog oo mid ah , xitaa haddii qaar ka mid ah kombuyuutarrada (nodes) […]

Waa Maxay dApps Fahamka Decentralized Applications ?

by
Waa Maxay dApps

Waa Maxay dApps Fahamka Decentralized Applications ? Decentralized  apps waa applications madaxbanan oo an cidna maamulin kuwaas  oo kushaqeeya shabakada blockchain  : Tusaalooyinka dAppska: Waa Maxay dApps, Sideese dApps u Shaqeeyaan? Tusaale: Faa’iidooyinka dApps: Farqiga u dhexeeya Apps-ka La Maamulo iyo Apps-ka Decentralized-ka ah 1. Centralized App (App-ka La Maamulo): 2. Decentralized App (dApp): cryptocurrency. […]

Waa Maxay Bitcoin Mining ?

by
Waa Maxay Bitcoin Mining ?

Waa Maxay Bitcoin Mining ? Kaba soo qaad inuu jiro  buug wayn oo dijital ah oo internet-ka dhexdisa  yaalla, kaas oo lagu qoro dhammaan xawilaadaha lacagta sida Bitcoin. Qodista lacagaha Dijitalka ah (crypto mining) waxay hubisaa in buuggan uu sax yahay oo qofna uusan been ka sheegi karin sida inuu wax kudaro ama uu wax […]

Waa Kuma Satoshi Nakamoto?

by
Waa Kuma Satoshi Nakamoto?

Waa Kuma Satoshi Nakamoto? waa magac qarsoon oo  ay isticmaleen abuurayashii Bitcoin iyo qoraagii qoray warqaddii asalka ahayd ee Bitcoin (whitepaper). Dad badan ayaa isku dayay inay sheegtaan inay yihiin Satoshi Nakamoto, balse ilaa maanta lama hubo cidda dhabta ah. Inkastoo Satoshi uu qarsoonaa in ka badan 10 sano, haddana hufnaanta blockchain ayaa caddaysay in […]

Waa maxay Blockchain

by
Waa maxay Blockchain

Key Takeaways Waa maxay Blockchain waa nooc cusub oo tiknoolajiyada kamid ah  oo aad caan u noqotay dhowrkii sano ee ugu dambeeyay. Dad badan ayaa maqla magaca “Blockchain”, laakiin wali waxaa adag inay fahmaan sida uu u shaqeeyo Blockchain ka . Blockchain waa hab kombuyuutarro badan iskugu xiran (peer-to-peer) oo wadaaga buug xisaabeed. Buuggan waxaa […]

Waa Maxay Tusmada Qiimaha Soosaarayaasha (PPI)?

by
Waa Maxay Tusmada Qiimaha Soosaarayaasha (PPI)?

Waa Maxay Tusmada Qiimaha Soosaarayaasha (PPI)? waa cabbir tilmaamaya isbeddelka celceliska qiimaha ay helaan soosaarayaasha badeecoyinka iyo adeegyada ay bixiyaan. Waa tilmaame lagu cabbiro sicir bararka heerka jumladaha ah , PPI waxaa bil kasta soo saara hay’adda US Bureau of Labor Statistics (BLS) ee Maraykanka. Sidoo kale, waddan kasta wuxuu leeyahay hay’ad u qaabilsan ururinta […]

Waa Maxay SEC? Fahamka Guddiga Ilaalinta Maalgashadayaasha ee Maraykanka

by
Waa Maxay SEC? Fahamka Guddiga Ilaalinta Maalgashadayaasha ee Mareykanka

HORDHAC Waa Maxay SEC? Fahamka Guddiga Ilaalinta Maalgashadayaasha ee Mareykanka waa hay’ad federaal ah , una xilsaaran ilaalinta maalgashadayaasha iyo hufnaanta suuqyada saamiyada. Ujeedada ugu weyn ee SEC waa in la hubiyo in shirkaduhu si saxan oo cadaalad ah ula xiriiraan maalgashadayaasha, si suuqa saamiyadu unoqdo mid hufan. Guddigan ayaa sidoo kale fuliya shuruucda muhiimka […]

Waa kuma Chief Executive Officer (CEO)

by
Waa kuma Chief Executive Officer (CEO)

Waa kuma Chief Executive Officer (CEO) waa shaqsiga ugu sarreeya ee ka taliya shirkad. Waajibaadka ugu waaweyn ee CEO-ga saaran waxaa ka mid ah: CEO-gu wuxuu inta badan noqdaa wajiga guud ee shirkadda waana sababta keenta in dadweynuhu ay xasuustan shirkada . Guddiga sare ee shirkadda iyo saamileyda (shareholders) ayaa doorta CEO-ga. Wuxuu warbixinta shirkada […]