Waa Maxay Liquidity Pool?

by
Waa-Maxay-Liquidity pools

Waa Maxay Liquidity Pool waa barkad dhijitaal ah oo ay dadku lacagtooda crypta-da ah ku shubaan,si ay u fududeeyan  in lacagaha lagu kala beddedho sid fudud  markii lajoogo suuqyada DEX (decentralized exchanges)   iyadoon qof dhexe loo baahnayn [1]. Somali Business  Tusaale: Somali Business plays a significant role in the financial landscape. Maxay muhiim u […]

Waa Maxay Smart Contract?

by
Waa Maxay Smart Contract?

Waa Maxay Smart Contract? (Heshiis Casri ah oo Dijitaal ah) waa barnaamij otomaatig ah oo lagu sameeyo blockchain-ka. Waxaad u fahmi kartaa inuu yahay heshiis dijitaal ah oo si toos ah u shaqeeya marka lagu heshiiyo shuruudo gaar ah[1].  Tusaale: Farax wuxu  leeyahay guri uu rabo inuu kireeyo hal bil .Axmed isna wuxuu raba inuu […]

Waa Maxay Suuqa Saamiyada?

by
Waa Maxay Suuqa Saamiyada? (Stock Market)

Waa Maxay Suuqa Saamiyada Suuqa saamiyada waa meel lagu kala iibsado saamiyada shirkadaha waaweyn. Maalgeliyeyaashu (investors) waxay halkaas ka iibsadaan ama ku iibiyaan saamiyadooda. suuqyadas waxa kamid ah New York Stock Exchange (NYSE) iyo Nasdaq. Tusaale: Haddii shirkad wayn sida Apple ama Amazon ay raban  in dadku ka iibsadaan saamiyadooda waxay iska diiwaangelinayaan  hay’adda ugu […]

Waa Maxay ADP National Employment Report?

by
Waa-Maxay-ADP-National-Employment-Report

Warbixinta ADP: Tilmaame Muhiim u ah Dhaqaalaha Maraykanka ADP National Employment Report waa warbixin bille ah, taasoo cabbirta isbeddelka shaqooyinka gaarka loo leeyahay ee aan la xiriirin beeraha (nonfarm private employment) ee gudaha Maraykanka.[1] Automatic Data Processing (ADP) waa shirkad wayn oo Mareykanka laga leeyahay, kana mid ah kuwa ugu waaweyn ee bixiya adeegyada la […]

Waa Maxay DEX? (Suuq-is-waydaarsi)

by
Waa Maxay DEX? (Suuq-is-waydaarsi)

Waa Maxay DEX? (Suuq-is-waydaarsi) waa suuq lagu kala iibsado lacagaha dijitaalka ah (cryptocurrency) adigoon qof ama shirkad dhexe aan u baahnayn. Waxuu isticmaalaa smart contract si uu dadka u siiso awood ay si toos ah ugu ganacsadaan jeebabkooda (wallets) oo aan qof kale xukumin[1] Waxaa jira ku dhowaad 1,000 DEXs oo gaaraya ku dhowaad 200 […]

Waa Maxay Nonfarm Payroll ? 

by
Waa Maxay Nonfarm Payroll ? 

“Waa Maxay Nonfarm Payroll ?  waa mid ka mid ah cabbirada ugu muhiimsan ee lagu qiimeeyo xaaladda suuqa shaqada Maraykanka. Haddaba, maxay tahay Nonfarm Payrol , sidee buu u shaqeyaa, maxaase  kadhigay muhiimy? Nonfarm Payroll waa cabbir muujiya tirada shaqaalaha Maraykanka ee ka shaqeeya dhammaan meelaha aan ahayn:[1] Dadka iskood u shaqeysta sida kuwa leh […]

Waa maxay Bitcoin Cash iyo Bitcoin Gold?

by
Waa maxay Bitcoin Cash iyo Bitcoin Gold?

Hordhac Waa maxay Bitcoin Cash iyo Bitcoin Gold? Bitcoin Cash iyo Bitcoin Gold waa noocyo ka mid ah lacagaha digital-ka ah ee loo yaqaan cryptocurrencies, waxayna ka dhasheen ama ku abtirsadaan  lacagta looyaqan Bitcoin (BTC). Bitcoin Cash iyo Bitcoin Gold labaduba waa lacagaha digital-ka ah ee ka tirsan nidaamka lacag-bixineed  (peer-to-peer) — taa micnaheedu waa […]

Waa Maxay Bond (Curar)?

by
Waa Maxay Bond (Curar)?

Waa Maxay Bond (curar) : waa nooc maalgashi Marka aad iibsato bond, micnaheedu waa inaad: dayn siisay dowlad ama shirkad, Waxay kaa dhigaysaa dayn -bixiye (lender), shirkadda ama dowladdu na waa amaah-qaate (borrower). Tusaale: Haddii aad $1,000 siiso shirkad muddo 5 sano ah, shirkaddu waxay ku siin kartaa 5% dulsaar sanad walba. Taas micnaheedu waa […]

Commodities: Waa Maxay Suuqa Badeecooyinka?

by
waa maxayCommodities:

Commodities: Waa Maxay Suuqa Badeecooyinka? waa alaab ceeriin oo laga soo saaro khayraadka dabiiciga ah sida dhulka, biyaha ama xoolaha nool. Alaabtan waxaa loo isticmaalaa in lagu sameeyo waxyaabo kale oo muhiim u ah nolosha, sida cunto, shidaal, ama qalabyo kala duwan.[1] Tusaalooyinka Badeecooyinkaas Qiimaha badeecooyinkan waxaa saameeya dalabka iyo sahayda suuqa, waana sababta keenta […]