Waa Maxay Cryptocurrency?
HORDHAC Waa Maxay Cryptocurrency? Lacagta Dijitaalka ah (Cryptocurrency)?ah waa lacag internetka ku jirta oo ammaan ah, waxaana lagu ilaaliyaa hab sir ah oo adag. Taas oo ka dhigaysa mid aan la been abuuri karin ama laba jeer la isticmaali karin. Inta badan lacagaha dijitaalka ah waxay ku shaqeeyaan shabakad aan shirkad dhexe lahayn, iyaga oo […]