Waa Maxay Liquidity Pool waa barkad dhijitaal ah oo ay dadku lacagtooda crypta-da ah ku shubaan,si ay u fududeeyan in lacagaha lagu kala beddedho sid fudud markii lajoogo suuqyada DEX (decentralized exchanges) iyadoon qof dhexe loo baahnayn [1]. Somali Business Tusaale: Somali Business plays a significant role in the financial landscape. Maxay muhiim u […]
Waa Maxay Smart Contract? (Heshiis Casri ah oo Dijitaal ah) waa barnaamij otomaatig ah oo lagu sameeyo blockchain-ka. Waxaad u fahmi kartaa inuu yahay heshiis dijitaal ah oo si toos ah u shaqeeya marka lagu heshiiyo shuruudo gaar ah[1]. Tusaale: Farax wuxu leeyahay guri uu rabo inuu kireeyo hal bil .Axmed isna wuxuu raba inuu […]
Waa Maxay DEX? (Suuq-is-waydaarsi) waa suuq lagu kala iibsado lacagaha dijitaalka ah (cryptocurrency) adigoon qof ama shirkad dhexe aan u baahnayn. Waxuu isticmaalaa smart contract si uu dadka u siiso awood ay si toos ah ugu ganacsadaan jeebabkooda (wallets) oo aan qof kale xukumin[1] Waxaa jira ku dhowaad 1,000 DEXs oo gaaraya ku dhowaad 200 […]
Waa Maxay DeFi Decentralized Finance waa nidaam maaliyadeed oo casri ah oo suurtageliya dadka, ganacsiyada, ama shirkadaha kale in ay si toos ah wax isaga kala iibsadaan ama lacag isugu diraan iyagoo aan adeegsanin bangiyada ama cid dhexe. Tusaale fudud: Halkii aad lacag bangi ku dirsan lahayd, waxaad si toos ah ugu diri kartaa qof […]
Hordhac Waa maxay Bitcoin Cash iyo Bitcoin Gold? Bitcoin Cash iyo Bitcoin Gold waa noocyo ka mid ah lacagaha digital-ka ah ee loo yaqaan cryptocurrencies, waxayna ka dhasheen ama ku abtirsadaan lacagta looyaqan Bitcoin (BTC). Bitcoin Cash iyo Bitcoin Gold labaduba waa lacagaha digital-ka ah ee ka tirsan nidaamka lacag-bixineed (peer-to-peer) — taa micnaheedu waa […]
Waa maxay consensus mechanism? waa hab lagu hubiyo in dhammaan kombiyuutarrada ku xiran shabakadda blockchain-ka ay isku raacsan yihiin hal nuqul oo sax ah oo diiwaanka xawiladaha ah (ledger). Waxaa ugu muhiim san waa in shabakadda oo dhan ay isku raacdo hal xog oo mid ah , xitaa haddii qaar ka mid ah kombuyuutarrada (nodes) […]
Waa Maxay dApps Fahamka Decentralized Applications ? Decentralized apps waa applications madaxbanan oo an cidna maamulin kuwaas oo kushaqeeya shabakada blockchain : Tusaalooyinka dAppska: Waa Maxay dApps, Sideese dApps u Shaqeeyaan? Tusaale: Faa’iidooyinka dApps: Farqiga u dhexeeya Apps-ka La Maamulo iyo Apps-ka Decentralized-ka ah 1. Centralized App (App-ka La Maamulo): 2. Decentralized App (dApp): cryptocurrency. […]
Waa Maxay Bitcoin Mining ? Kaba soo qaad inuu jiro buug wayn oo dijital ah oo internet-ka dhexdisa yaalla, kaas oo lagu qoro dhammaan xawilaadaha lacagta sida Bitcoin. Qodista lacagaha Dijitalka ah (crypto mining) waxay hubisaa in buuggan uu sax yahay oo qofna uusan been ka sheegi karin sida inuu wax kudaro ama uu wax […]
Waa Kuma Satoshi Nakamoto? waa magac qarsoon oo ay isticmaleen abuurayashii Bitcoin iyo qoraagii qoray warqaddii asalka ahayd ee Bitcoin (whitepaper). Dad badan ayaa isku dayay inay sheegtaan inay yihiin Satoshi Nakamoto, balse ilaa maanta lama hubo cidda dhabta ah. Inkastoo Satoshi uu qarsoonaa in ka badan 10 sano, haddana hufnaanta blockchain ayaa caddaysay in […]
Key Takeaways Waa maxay Blockchain waa nooc cusub oo tiknoolajiyada kamid ah oo aad caan u noqotay dhowrkii sano ee ugu dambeeyay. Dad badan ayaa maqla magaca “Blockchain”, laakiin wali waxaa adag inay fahmaan sida uu u shaqeeyo Blockchain ka . Blockchain waa hab kombuyuutarro badan iskugu xiran (peer-to-peer) oo wadaaga buug xisaabeed. Buuggan waxaa […]