Waa Maxay Bitcoin Dominance? Suuqa cryptocurrency-gu wuxuu ka kooban yahay kumanaan lacag dijitaal ah sida Bitcoin, Ethereum, Solana, iyo kuwo kale. Si kastaba ha ahaatee, Bitcoin wali waa lacagta ugu wayn uguna caansan suuqa cryptocurrency. Mid ka mid ah tilmaamayaasha muhiimka ah ee dadka falanqeeya suuqa cryptada ay isticmaalaan waxaa la yiraahdaa Bitcoin Dominance. Tilmaamahan […]
Hordhac Waa Maxay Solana (SOL)? Marka laga hadlayo crypto iyo blockchain, mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu waawayn waa waxa kamid ah xawaare hoose iyo khidmad sare. Bitcoin iyo Ethereum waxay mararka qaar noqdaan qaar gaabis ah marka dad badan isticmaalayaan. Solana (SOL) waxaa loo sameeyay in ay xalliso dhibaatadaas. Solana waa blockchain casri ah […]
Key Takeaways Waa Maxay Yield Farming? Waa hab ka mid ah nidaamka cusub ee DeFi. Waa Maxay Yield Farming? Waxay kuu oggolaaneysaa inaad kasbato faa’iidooyin dheeraad ah adigoo ka qaybqaadanaya waxyaabaha la xiriira DeFi. Hordhac Dunida cryptocurrency iyo DeFi (Decentralized Finance) si degdeg ah ayay u korayaan. Dad badan maanta ma doonayaan oo kaliya inay […]
Waa Maxay NFT (Non-Fungible Token ) waa hal-abuur cusub oo qayb ka noqday dhaqaalaha dijitaalka ah. Waa astaan gaar ah (token) oo lagu kaydiyo blockchain-ka si loo muujiyo lahaansho, xaqeed, ama qiimo gaar ah oo la xiriira farshaxan, muusig, sawir, video, ama xitaa dhul dhijitaal ah. Farqiga ugu wayn ee u dhexeeya NFT iyo lacagaha […]
Waa Maxay Gas Fees Ethereum? Marka aad isticmaalayso Ethereum, ha ahaato inaad dirayso ETH, abuurayso NFT, ama fulinayso smart contract, waxaad arkaysaa erey la yiraahdo gas fee.Gas fees waa khidmadaha shabakadda Ethereum waana lacagta yar oo aad bixiso si xawilaaddaada loo diiwaangaliyo laguna xaqiijiyo blockchain-ka. Ethereum maa aha bangi dhexe, sidaas darteed khidmadahan waxaa loo […]
Hordhac Fahamka Private Key: Sida uu u shaqeeyo iyo Talooyin Amni oo muhiim ah ? Private Key waa furaha sirta ah ee kuu oggolaanaya inaad maamusho, dirto, ama xaqiijiso lacagaha dijitaalka ah (cryptocurrency). Waa code qarsoon oo ka kooban xarfo iyo tirooyin (alphanumeric), kaasoo kuu caddaynaya inaad adiga leedahay crypta-daada. Marka aad leedahay Bitcoin, Ethereum, […]
Hordhac Waa maxay Ethereum? Ethereum waa madal caalami ah oo ku dhisan blockchaintechnology, taasoo dadka u oggolaanaysa inay dhisaan barnaamijyo madax-bannaan (decentralized apps) iyo smart contracts aan u baahnayn bangi, shirkad, amahay’ad dhexe. Waxaa sidoo kale lagu yaqaan lacag dijitaal ah oo u gaar ah, oo la yiraahdo Ether (ETH) taasoo loo adeegsado bixinta […]
Key Takeaways Hordhac iyo Qeexid (Definition) Waa maxay Bitcoin (BTC)? waa lacag dijital ah oo ku shaqaysa teknoolojiyadda blockchain, taas oo fududaynaysa in lacag la is dhaafsado si toos ah (peer-to-peer) adigoon u baahnayn bangi ama hay’ad dhexe. Taasi waxay ka dhigan tahay in xawiladu ay dhacdo iyadoo la isticmalayo heshiis elektaroonik ah, halka […]
Hordhac: Waa maxay ETFs? ETFs (Exchange-Traded Funds) waa sanduuqyo maalgashids oo kuu oggolaanaya inaad hal mar aad maal-gashato shirkado badan, halkii aad lacagtaada ku koobi lahayd hal shirkad oo keliya. Waxay bixiyaan fursad lagu helo kala duwanaansho (diversification), kharash yar, iyo dabacsanaan ganacsi, taasoo ka dhigaysa mid ku habboon maal-gashadayaasha. Maqaalkan, waxaan si faahfaahsan ku […]
Hordhac Waa Maxay Liquidity? Fahamka iyo Muhiimaddeda waa sida ugu fudud ee hanti (sida lacag dijitaal ah, saamiyo ama guryo) loogu beddeli karo hanti kale (sida lacag caddaan ah) iyadoo aan qiimaha suuqa ee hantidaas aanu isbadelin . Tusaale: Haddii aad haysato Bitcoin oo aad si fudud ugu iibin karto lacag doolar ah adigoon lumin […]