Waa Maxay Wax Soo Saarka Guud ee Dalka (GDP)? Waa Maxay GDP ? waa lacag ahaan qiimaha guud ee wax kasta oo dalka gudihiisa lagu sameeyo sida alaabaha la iibiyo iyo adeegyada la bixiyo — muddo cayiman gudaheed, sida hal sano ama saddexdii biloodba mar (rubuc-sannadeed). Tusaale: Haddii dalka Soomaaliya hal sano gudaheed lagu sameeyo […]
Fahamka Sicir-bararka iyo Fursadaha Dhaqaale Waa maxay Sicir-barar (inflation) , waa marka qiimaha alaabada iyo adeegyadu (sida cuntada, kirada, shidaalka, iwm) ay si tartiib tartiib ah u kacaan. Marka qiimuhu kordho, lacagtii aad haystay wax yar ayey kuu goynaysa – waxayna luminaysa qiimaheedi wax iibsiga[1] . Tusaale : Waa maxay Sicir-barar (inflation) Sidee loo cabbiraa […]
Waa Maxay Tusmada Qiimaha Soosaarayaasha (PPI)? waa cabbir tilmaamaya isbeddelka celceliska qiimaha ay helaan soosaarayaasha badeecoyinka iyo adeegyada ay bixiyaan. Waa tilmaame lagu cabbiro sicir bararka heerka jumladaha ah , PPI waxaa bil kasta soo saara hay’adda US Bureau of Labor Statistics (BLS) ee Maraykanka. Sidoo kale, waddan kasta wuxuu leeyahay hay’ad u qaabilsan ururinta […]
HORDHAC Waa Maxay SEC? Fahamka Guddiga Ilaalinta Maalgashadayaasha ee Mareykanka waa hay’ad federaal ah , una xilsaaran ilaalinta maalgashadayaasha iyo hufnaanta suuqyada saamiyada. Ujeedada ugu weyn ee SEC waa in la hubiyo in shirkaduhu si saxan oo cadaalad ah ula xiriiraan maalgashadayaasha, si suuqa saamiyadu unoqdo mid hufan. Guddigan ayaa sidoo kale fuliya shuruucda muhiimka […]
Hay’adda Lacagta Dunida (IMF) waa urur caalami ah oo ka shaqeeya sidii dhaqaalaha adduunku u korilahaa, lacagtuna u xasilloonan lahayd. Waxa kale oo uu dhiirigeliyaa ganacsiga dalalka dhexdooda kajira, wuxuuna yareeyaa faqriga.[1] Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF waxay samaysay lacag kayd ah oo gaar ah oo la yiraahdo (SDRs) Special Drawing Rights Lacagtan waxa loo sameeyay […]
Hordhac CPI: Waa Maxay Tusmada Qiimaha Macaamiisha Consumer Price Index waa cabbir lagu ogaado isbeddelka qiimaha badeecooyinka iyo adeegyada ay macaamiishu iibsadaan bil kasta.(CPI) waxa isticmaala dowlad kasta hadaba an tusaale usoo qaadano dowlada maraykanka[1] Xafiiska Tirakoobka Shaqaalaha (BLS) ee dalka maraykanka ayaa xisaabiya CPI-da iyagoo fiirinaya qiimaha badeecadaha iyo adeegyada kala duwan sida : […]