Waa Maxay G7? Farqiga u Dhexeeya G7 iyo G20

by
Waa Maxay G7 ?

Hordhac G7 waa urur caalami ah oo ay ku mideysan yihiin toddobada dal ee ugu dhaqaalaha wayn dunida: Maraykanka, UK, Faransiiska, Jarmalka, Talyaaniga, Kanada iyo Japan. Kooxdani waxay door wayn ku leedahay dejinta siyaasadaha dhaqaale, lacag iyo amni ee caalamka. Waxaa la aasaasay 1970-meeyadii, waxaana mar loo beddelay G8 markii Ruushku kusoo biiray, Waa Maxay […]

Waa Maxay GDP ?

by
Waa Maxay GDP ?

Waa Maxay Wax Soo Saarka Guud ee Dalka (GDP)? Waa Maxay GDP ? waa lacag ahaan qiimaha guud ee wax kasta oo dalka gudihiisa lagu sameeyo  sida alaabaha la iibiyo iyo adeegyada la bixiyo — muddo cayiman gudaheed, sida hal sano ama saddexdii  biloodba mar  (rubuc-sannadeed). Tusaale: Haddii dalka Soomaaliya hal sano gudaheed lagu sameeyo […]

Waa maxay Sicir-barar  (inflation)

by
Waa maxay Sicir-barar  (inflation)

Fahamka Sicir-bararka iyo Fursadaha Dhaqaale Waa maxay Sicir-barar  (inflation) , waa marka qiimaha alaabada iyo adeegyadu (sida cuntada, kirada, shidaalka, iwm) ay si tartiib tartiib ah u kacaan. Marka qiimuhu kordho, lacagtii aad haystay wax yar ayey kuu goynaysa – waxayna luminaysa qiimaheedi wax iibsiga[1] . Tusaale :  Waa maxay Sicir-barar  (inflation) Sidee loo cabbiraa […]

Farqiga u Dhexeeya Siyaasadda Maaliyadeed iyo Siyaasadda Lacageed

by
Farqiga u Dhexeeya Siyaasadda Maaliyadeed iyo Siyaasadda Lacageed

Key Takeaways:  Waa maxay Farqiga u Dhexeeya Siyaasadda Maaliyadeed iyo Siyaasadda Lacageed Faham Dhamaystiran oo Ku Saabsan Habka Dowladdu u Maamusho Dhaqaalaha Dhaqaalaha dal kasta waxa saameeya go’aannada dowladdiisu qaadato si ay u xakameyso kobaca, shaqo la’aanta, iyo sicir-bararka. Waxaa jira laba siyaasadood  oo waawayn oo loo adeegsado maaraynta dhaqaalaha [1] : Labadan siyaasadood waxay […]

Waa maxay tariff?

by
Waa maxay tariff?

Waa Maxay Tariff (Canshuurta Ganacsiga Dibadda) Maxay Muhiim U Tahay? Dalka kastaa ma laha dhammaan khayraadka dabiiciga ah ama awoodda uu ku soo saari karo badeecooyinka iyo adeegyada dadkiisu u baahan yihiin. Tusaale ahaan, waddan laga yaabo inuusan lahayn saliid ama dalagyo gaar ah, ama aysan jirin warshado samayn kara qalabka casriga ah. Sidaas darteed, […]

Waa Maxay Tusmada Qiimaha Soosaarayaasha (PPI)?

by
Waa Maxay Tusmada Qiimaha Soosaarayaasha (PPI)?

Waa Maxay Tusmada Qiimaha Soosaarayaasha (PPI)? waa cabbir tilmaamaya isbeddelka celceliska qiimaha ay helaan soosaarayaasha badeecoyinka iyo adeegyada ay bixiyaan. Waa tilmaame lagu cabbiro sicir bararka heerka jumladaha ah , PPI waxaa bil kasta soo saara hay’adda US Bureau of Labor Statistics (BLS) ee Maraykanka. Sidoo kale, waddan kasta wuxuu leeyahay hay’ad u qaabilsan ururinta […]

Waa Maxay SEC? Fahamka Guddiga Ilaalinta Maalgashadayaasha ee Maraykanka

by
Waa Maxay SEC? Fahamka Guddiga Ilaalinta Maalgashadayaasha ee Mareykanka

HORDHAC Waa Maxay SEC? Fahamka Guddiga Ilaalinta Maalgashadayaasha ee Mareykanka waa hay’ad federaal ah , una xilsaaran ilaalinta maalgashadayaasha iyo hufnaanta suuqyada saamiyada. Ujeedada ugu weyn ee SEC waa in la hubiyo in shirkaduhu si saxan oo cadaalad ah ula xiriiraan maalgashadayaasha, si suuqa saamiyadu unoqdo mid hufan. Guddigan ayaa sidoo kale fuliya shuruucda muhiimka […]

Hay’adda Lacagta Dunida (IMF)

by
Hay'adda Lacagta Dunida (IMF)

Hay’adda Lacagta Dunida (IMF) waa urur caalami ah oo ka shaqeeya sidii dhaqaalaha adduunku u korilahaa, lacagtuna u xasilloonan lahayd. Waxa kale oo uu dhiirigeliyaa ganacsiga dalalka dhexdooda kajira, wuxuuna yareeyaa faqriga.[1] Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF waxay samaysay lacag kayd ah oo gaar ah oo la yiraahdo (SDRs) Special Drawing Rights Lacagtan waxa loo sameeyay […]

CPI: Waa Maxay Tusmada Qiimaha Macaamiisha

by
waa maxay cpi

Hordhac CPI: Waa Maxay Tusmada Qiimaha Macaamiisha Consumer Price Index waa cabbir lagu ogaado isbeddelka qiimaha badeecooyinka iyo adeegyada ay macaamiishu  iibsadaan bil kasta.(CPI) waxa isticmaala dowlad kasta hadaba an tusaale usoo qaadano dowlada maraykanka[1] Xafiiska Tirakoobka Shaqaalaha (BLS)  ee dalka maraykanka ayaa xisaabiya CPI-da iyagoo fiirinaya qiimaha badeecadaha  iyo adeegyada kala duwan sida : […]