Author: somali business journal

Articles by somali business journal

Waa Maxay NFT (Non-Fungible Token) 10 sababood oo muhim ah.

Waa Maxay NFT (Non-Fungible Token ) waa hal-abuur cusub oo qayb ka noqday dhaqaalaha dijitaalka ah. Waa astaan gaar ah (token) oo lagu kaydiyo blockchain-ka si loo muujiyo lahaansho, xaqeed, ama qiimo gaar ah oo la xiriira farshaxan, muusig, sawir, video, ama xitaa dhul dhijitaal ah. Farqiga ugu wayn ee u dhexeeya NFT iyo lacagaha […]

Waa maxay Bitcoin (BTC)? 

Key Takeaways Hordhac iyo Qeexid (Definition) Waa maxay Bitcoin (BTC)?  waa lacag dijital ah oo ku shaqaysa teknoolojiyadda blockchain, taas oo  fududaynaysa  in lacag la is dhaafsado si toos ah (peer-to-peer) adigoon u baahnayn bangi ama hay’ad dhexe. Taasi waxay ka dhigan tahay in xawiladu ay   dhacdo iyadoo la isticmalayo heshiis elektaroonik ah, halka […]

Waa Maxay Canshuur ? Faham Buuxa oo Ku Saabsan Noocyada iyo Muhiimadda Canshuurta

Waa Maxay Canshuur ? Faham Buuxa oo Ku Saabsan Noocyada iyo Muhiimadda Canshuurta Canshuur waa lacag ay dowladdu ku waajibiso muwaadiniinta iyo shirkadaha:waa lacag ay dowladdu ku waajibiso muwaadiniinta iyo shirkadaha  waxay noqon kartaa canshuur uu qaado maamulka hoose, mid goboleed ama mid qaran. Lacagtaas canshuurta ah waxaa loo adeegsadaa adeegyada  guud sida [1]: Yaa […]

Waa maxay retail banking ?

 Waa maxay retail banking ? Retail Banking  oo sidoo kale loo yaqaan Consumer Banking ama Personal Banking – waa nooca bangiyada ee diiradda saara adeegyada maalinlaha ah ee ay dadka caadiga ah u baahan yihiin. Ma aha adeeg loo fidiyo shirkado ama dowlado, balse waa mid qof kasta uu si gaar ah uga faa’iidaysan karo[1] […]

Waa Maxay G7? Farqiga u Dhexeeya G7 iyo G20

Hordhac G7 waa urur caalami ah oo ay ku mideysan yihiin toddobada dal ee ugu dhaqaalaha wayn dunida: Maraykanka, UK, Faransiiska, Jarmalka, Talyaaniga, Kanada iyo Japan. Kooxdani waxay door wayn ku leedahay dejinta siyaasadaha dhaqaale, lacag iyo amni ee caalamka. Waxaa la aasaasay 1970-meeyadii, waxaana mar loo beddelay G8 markii Ruushku kusoo biiray, Waa Maxay […]

Waa maxay ETFs ?

Hordhac: Waa maxay ETFs? ETFs (Exchange-Traded Funds) waa sanduuqyo maalgashids oo kuu oggolaanaya inaad hal mar aad maal-gashato shirkado badan, halkii aad lacagtaada ku koobi lahayd hal shirkad oo keliya. Waxay bixiyaan fursad lagu helo kala duwanaansho (diversification), kharash yar, iyo dabacsanaan ganacsi, taasoo ka dhigaysa mid ku habboon maal-gashadayaasha. Maqaalkan, waxaan si faahfaahsan ku […]

Waa Maxay GDP ?

Waa Maxay Wax Soo Saarka Guud ee Dalka (GDP)? Waa Maxay GDP ? waa lacag ahaan qiimaha guud ee wax kasta oo dalka gudihiisa lagu sameeyo  sida alaabaha la iibiyo iyo adeegyada la bixiyo — muddo cayiman gudaheed, sida hal sano ama saddexdii  biloodba mar  (rubuc-sannadeed). Tusaale: Haddii dalka Soomaaliya hal sano gudaheed lagu sameeyo […]

Waa maxay Sicir-barar  (inflation)

Fahamka Sicir-bararka iyo Fursadaha Dhaqaale Waa maxay Sicir-barar  (inflation) , waa marka qiimaha alaabada iyo adeegyadu (sida cuntada, kirada, shidaalka, iwm) ay si tartiib tartiib ah u kacaan. Marka qiimuhu kordho, lacagtii aad haystay wax yar ayey kuu goynaysa – waxayna luminaysa qiimaheedi wax iibsiga[1] . Tusaale :  Waa maxay Sicir-barar  (inflation) Sidee loo cabbiraa […]

Waa Maxay Liquidity?

Hordhac Waa Maxay Liquidity? Fahamka iyo Muhiimaddeda waa sida ugu fudud ee hanti (sida lacag dijitaal ah, saamiyo ama guryo) loogu beddeli karo hanti kale (sida lacag caddaan ah) iyadoo aan qiimaha suuqa ee hantidaas aanu isbadelin . Tusaale: Haddii aad haysato Bitcoin oo aad si fudud ugu iibin karto lacag doolar ah adigoon lumin […]

Waa Maxay Liquidity Pool?

Waa Maxay Liquidity Pool waa barkad dhijitaal ah oo ay dadku lacagtooda crypta-da ah ku shubaan,si ay u fududeeyan  in lacagaha lagu kala beddedho sid fudud  markii lajoogo suuqyada DEX (decentralized exchanges)   iyadoon qof dhexe loo baahnayn [1]. Somali Business  Tusaale: Somali Business plays a significant role in the financial landscape. Maxay muhiim u […]