Commodities: Waa Maxay Suuqa Badeecooyinka?

by
waa maxayCommodities:

Commodities: Waa Maxay Suuqa Badeecooyinka? waa alaab ceeriin oo laga soo saaro khayraadka dabiiciga ah sida dhulka, biyaha ama xoolaha nool. Alaabtan waxaa loo isticmaalaa in lagu sameeyo waxyaabo kale oo muhiim u ah nolosha, sida cunto, shidaal, ama qalabyo kala duwan.[1] Tusaalooyinka Badeecooyinkaas Qiimaha badeecooyinkan waxaa saameeya dalabka iyo sahayda suuqa, waana sababta keenta […]

Waa Maxay Nasdaq?

by
Waa Maxay Nasdaq?

Waa Maxay Nasdaq? waa suuq  elektaroonik ah oo caalami ah  waxa lagu kala ibsadaa saamiyada shirkadaha. Magaca Nasdaq waxa laga soo gabiyay : National Association of Securities Dealers Automated Quotations. Waxaa la furay sanadkii 1971, wuxuuna noqday suuqii ugu horreeyay ee elektaroonik ah oo  lagu kala iibsado saamiyada.[1] Taariikhda Nasdaq markii ugu horaysay Nasdaq waxa […]

NYSE: Waa Maxay New York Stock Exchange?

by
NYSE: Waa Maxay New York Stock Exchange?

Hordhac NYSE: Waa Maxay New York Stock Exchange? waa suuqa saamiyada  kaas  oo ku yaal magaalada New York, Maraykanka. Waa suuqa saamiyada ugu wayn aduunka marka loo eego qiimaha guud ee shirkadaha ku qoran.[1] Markii hore, New York Stock Exchange (NYSE) waxa uu ahaa urur gaar loo leeyahay, balse waxa uu noqoday shirkad dadweyne March […]