Waa Maxay Bitcoin Mining ?

by
Waa Maxay Bitcoin Mining ?

Waa Maxay Bitcoin Mining ? Kaba soo qaad inuu jiro  buug wayn oo dijital ah oo internet-ka dhexdisa  yaalla, kaas oo lagu qoro dhammaan xawilaadaha lacagta sida Bitcoin. Qodista lacagaha Dijitalka ah (crypto mining) waxay hubisaa in buuggan uu sax yahay oo qofna uusan been ka sheegi karin sida inuu wax kudaro ama uu wax […]